RW Rooble & wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Abu Dhabi (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa gaaray magaalada Abu Dhabi ee caasimadda Isutagga Imaaraadka Carabta, halkaas oo uu uga qeyb galayo tacsida madaxweynihii geeriyooday ee dalka Imaaraaadka Carabta Sheikh Khalifa Bin Zayid. Sidoo kale waxa uu Ra’iisul Wasaaruhu madaxweynaha cusub ee dalka Imaaraadka Carabta Sheikh Maxamed Bin Zayid Al Nahyaan gaarsiinayaa dhambaal hambalyo … Continue reading RW Rooble & wafdigiisa oo lagu soo dhoweeyey Magaalada Abu Dhabi (Sawirro)